Abwaan Kabayare
Abwaan Kabayare
  • 293
  • 1 656 151

Відео

Madaxweyne Xasan Sheekh oo berri Muqdisho ka sameynaya wax uusan horay u sameyn.
Переглядів 17 тис.4 години тому
Madaxweyne Xasan Sheekh oo berri Muqdisho ka sameynaya wax uusan horay u sameyn.
Daawo Soomaali midowday oo cashar lama illaawaan ah u dhigtay Xabashi iyo Canfar.
Переглядів 23 тис.7 годин тому
Daawo Soomaali midowday oo cashar lama illaawaan ah u dhigtay Xabashi iyo Canfar.
Abwaanad Madiina Aadan Muuse oo u jawaabtay Daaha Gaas.
Переглядів 3,3 тис.9 годин тому
Abwaanad Madiina Aadan Muuse oo u jawaabtay Daaha Gaas.
Dagaallada Mudug iyo Galguduud oo la ogaaday cidda kadambeysa. daawo Xog rasmi ah.
Переглядів 33 тис.9 годин тому
Dagaallada Mudug iyo Galguduud oo la ogaaday cidda kadambeysa. daawo Xog rasmi ah.
Dagaal lagu riiqmay oo kadhacay gobalka Mudug iyo waxa la gudboon beelaha iyo Maamullada deegaannada
Переглядів 9 тис.12 годин тому
Dagaal lagu riiqmay oo kadhacay gobalka Mudug iyo waxa la gudboon beelaha iyo Maamullada deegaannada
Xasan Sheekh oo ku fashilmay difaaca badda iyo Farmaajo oo qabtay shaqo uu gebay Xasan Sheekh.
Переглядів 23 тис.14 годин тому
Xasan Sheekh oo ku fashilmay difaaca badda iyo Farmaajo oo qabtay shaqo uu gebay Xasan Sheekh.
Xasan Sheekh iyo carruurtiisi oo ay ka dhextafatay iyo waxa lagu diriray.
Переглядів 34 тис.19 годин тому
Xasan Sheekh iyo carruurtiisi oo ay ka dhextafatay iyo waxa lagu diriray.
Xasan oo 40 sano kakhasaariyay Soomaaliya Fowsiya oo garnaqsatay iyo Fahad Yaasiin oo karbaashay Xas
Переглядів 21 тис.День тому
Xasan oo 40 sano kakhasaariyay Soomaaliya Fowsiya oo garnaqsatay iyo Fahad Yaasiin oo karbaashay Xas
Mooshin kulul oo Miiska saaran, Xamse oo Xildhibaanno ku xiray Nairobi iyo Xasan oo deg deg dalka ug
Переглядів 14 тис.День тому
Mooshin kulul oo Miiska saaran, Xamse oo Xildhibaanno ku xiray Nairobi iyo Xasan oo deg deg dalka ug
Puntland ayaa gacanta ku dhigtay taliyaha burcaddii shanta Milyan ka qaatay Markabkii MV Abdullah.
Переглядів 886День тому
Puntland ayaa gacanta ku dhigtay taliyaha burcaddii shanta Milyan ka qaatay Markabkii MV Abdullah.
Igaar Abgaal ah oo Ilaahey ka baryay inuu Farmaajo soo celiyo.
Переглядів 4,3 тис.День тому
Igaar Abgaal ah oo Ilaahey ka baryay inuu Farmaajo soo celiyo.
Xasanoow isxaan Farmaajo iga waayay iga heli meyside hoo bariiska.
Переглядів 18 тис.14 днів тому
Xasanoow isxaan Farmaajo iga waayay iga heli meyside hoo bariiska.
Deni oo meegga u qaatay Xasan Sheekh soona farageliyay qubuuro faagista Xasan.
Переглядів 18 тис.14 днів тому
Deni oo meegga u qaatay Xasan Sheekh soona farageliyay qubuuro faagista Xasan.
Soomaaliya oo qarka u saaran waddadii Afghanistan iyo halis cusub oo soo korortay.
Переглядів 5 тис.14 днів тому
Soomaaliya oo qarka u saaran waddadii Afghanistan iyo halis cusub oo soo korortay.
Magacyada Saraakiisha, Abwaannada iyo fannaaniinra lafahooda macaashka laga sameeyay.
Переглядів 8 тис.14 днів тому
Magacyada Saraakiisha, Abwaannada iyo fannaaniinra lafahooda macaashka laga sameeyay.
Fadedxaddii ugu weynayd oo Muqdisho ka taagan iyo Kooxda Xasan Sh oo damiirki ka dhintay.
Переглядів 12 тис.21 день тому
Fadedxaddii ugu weynayd oo Muqdisho ka taagan iyo Kooxda Xasan Sh oo damiirki ka dhintay.
laba qodob oo Muhiim ah
Переглядів 11 тис.21 день тому
laba qodob oo Muhiim ah
Dalka Netherland waxan kusoo dhoweynay agaasimaha wasaaradda howlaha guud ee DFS Engineer Yariisoow
Переглядів 61621 день тому
Dalka Netherland waxan kusoo dhoweynay agaasimaha wasaaradda howlaha guud ee DFS Engineer Yariisoow
Waxan booqannay beerta xayawaannada Amsterdam
Переглядів 19721 день тому
Waxan booqannay beerta xayawaannada Amsterdam
Xasuuq baahsan oo ka dhacay Ceeldheer iyo Xasan oo weli wada shirqoolka CXDS
Переглядів 6 тис.21 день тому
Xasuuq baahsan oo ka dhacay Ceeldheer iyo Xasan oo weli wada shirqoolka CXDS
Laba qodob oo Muhiim ah
Переглядів 7 тис.Місяць тому
Laba qodob oo Muhiim ah
Xasan Sheekh oo tuug-nimadi ku darsaday kalitalis-nimo iyo cabburin xooggan oo bilaabatay.
Переглядів 12 тис.Місяць тому
Xasan Sheekh oo tuug-nimadi ku darsaday kalitalis-nimo iyo cabburin xooggan oo bilaabatay.
Cidda Xamar iska leh oo lacaddeeyay Muran dheer kaddib.
Переглядів 11 тис.Місяць тому
Cidda Xamar iska leh oo lacaddeeyay Muran dheer kaddib.
Degmada Gubta maxaa looga tegay Xalay Murusade nacayb mase wax kalaa jira?
Переглядів 6 тис.Місяць тому
Degmada Gubta maxaa looga tegay Xalay Murusade nacayb mase wax kalaa jira?
Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Maamulgobaleedyada iyo DFS iyo waxyaabaha la isku afgartay
Переглядів 8 тис.Місяць тому
Wararkii ugu dambeeyay ee shirka Maamulgobaleedyada iyo DFS iyo waxyaabaha la isku afgartay
Saddex qodob oo ugu waaweyn fashilka kooxda Xasan oo Maanso ku cabbiray.
Переглядів 9 тис.Місяць тому
Saddex qodob oo ugu waaweyn fashilka kooxda Xasan oo Maanso ku cabbiray.
Laba sano kaddib isbarbar dhigga Farmaajo iyo Xasan.Lawadaag sxbbadaa.
Переглядів 27 тис.Місяць тому
Laba sano kaddib isbarbar dhigga Farmaajo iyo Xasan.Lawadaag sxbbadaa.
Baaq nabadeed Leylkase iyo Sacad+ Habar-nugaal iyo Cabdalle Caroone.
Переглядів 2,5 тис.Місяць тому
Baaq nabadeed Leylkase iyo Sacad Habar-nugaal iyo Cabdalle Caroone.
Maxaadan ogeyn oo hadda kusoo kordhay siyaasadda Dalka?
Переглядів 5 тис.Місяць тому
Maxaadan ogeyn oo hadda kusoo kordhay siyaasadda Dalka?

КОМЕНТАРІ

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 Годину тому

    Waad sheegtay ciidanka iyo meesha laga keenay oo Macawisley u badan weliba afartii helicopter ee maraykanku ina siiyey 3week ka hor.

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z Годину тому

    Is, dajiya soomaaliyeey !!@ Mar dhow waxaad arki doontiin isbaddal!!!!!!! Dowladda qatar ayaa dhexdhaxaadisay al Shabaab iyo xassan sheekh !!! Sidiii Afghanistan si ka fiican ayaa Somaliya ka dhici doonta!!!!! Xasan sheekh wuu aqbalay, !!!!!!! Culmmada somaliyeedna way uduceeyeen sida ,sh ummul ,shipli,ali Dheere, musdafe caanood ,xasan daahir awees,iwm Hambalyo somaliyeey 😮😅😊😢

  • @MrHaaroun
    @MrHaaroun 2 години тому

    Raali ahaada walaahay ab iyo isir yaan u leeyahay dal iyo dad somaliyeed jacayl dalkayga somalia na waxaan ka jecelahay ma jiraan . Lakin bilaahay baan ku dhaartaye ciidamadii xooga dalkayga aan shalay arkay kuma farxin oo walaahay niyad jab wayn iyo murugay igu beertay . Ma ogi ma anaan horta xaalka dalka iyo ciidamada si fiican ula socon mise anaa saadaashayda quruxda badan aan u rajaynayay ciidamad xooga dalkayga aad iila tagtay . Waan rumaysanahay maanta wixii shalay gaardinayay inaysan ahayn ciidamada xooga dalkeenee ay ahayeen macawisleey sababtoo ah tayo darro aya ka muuqatay iyo haba yaratee wax nidaam ah inaysan lahayn . Waar somaliyeey horta ma waxaasay noo soo yabahartay imarad oo ciidamadeenii quruxda badnaa loo baabi'yay laguna dhahay dawladeena kuwaas hore booskooda kuwan aan idiin tababarnay ee sidii aanu wada aragnay ah booslooda galiya . Ta labaad awood ba kama muuqan dhinaca hubka oo walaahay wixii la soo bandhigay shalay beelaha somaliyeed ayaaba haysta . War dhulbahante iska daaye jifi hoose oo dhulbahante ah ayaa intaas iyo ka badan kana culus haysta . Ilaahay baan ku dhaaranayaaye hubkii shalay la soo bandhigay dhulbahantaa ka badan 10jeer kana culus haysta . Ma arkin wax kaare ah wax PM xitta 12 dhumood ah wax jaqaaqda PM ka yar ee 6da dhumood ah wax beebee ah . Kaliya gawaarida gashaam ee shakhsiyaadku haystaan soo gadan karaan kaliya ayaan wax la dhihi karo hub arkay . Inta kale dhishiikayaal bay ahayeen dhishiikayaashaas na dad shakhiyaad sida sida aderkay oo leh 14 dhishiike iyo zuu ayaana jira iska daaya jifiyada dhulbahantee . Waar sidaa dalka dadka iyo ciidamada somaliyeed haloo dhaamo .

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 2 години тому

    Abwaan waa araganay intaad sheegtay waad mahad san tahay

  • @jamacmuse5804
    @jamacmuse5804 3 години тому

    Itobiya..anaga..❤guul..sitii.

  • @jamacmuse5804
    @jamacmuse5804 3 години тому

    Guul.❤geesiyada..galbeedka..sitii❤.guul..iyo.gobanimo.❤

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 години тому

    Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadankeenna 🇸🇴🙏👮

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 4 години тому

    Xasan doqon meel kasta wuu ku dhiiqaystaa

  • @edbankhalif587
    @edbankhalif587 4 години тому

    Maxad ka hadley ceelbuur xoreysnweysen murusade hadad tihiin😂😂😂😂😂😂😂

  • @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555
    @cabdiwaliaxmednuurcabdale7555 5 годин тому

    wxn layaabaa dadka ay kadhaadhacday xasan baa doorosho qof iyo cod ah qabanaya xasan ma doqon bay moodeen satuukhiisa wa og yahay inuusan hal cod kudhacayn kkkkkkk axmed madoobe shawshiisa haqabsado caqliyada xasan baan layaabay waxaa layiri keenyuu uga dacwooday axmed hada wa dalkuu lahaa wa xukumaa gobol kamid ah ninkii xukumaybuu dawlad kale uga dacwooday kkkkkk

  • @AmalAbdirisakMahamed
    @AmalAbdirisakMahamed 5 годин тому

    Wiiiil Waa reeer abtigiiiis Ahmed siyaasadiii MS buuuu ku haystaaaa jubland Anagana Dan baaa nugu jidha inuuuu fadhiyo😂 Curadkayaga Mr faaaido malahan haday xilka qabtaaaan😂😂😂

  • @user-fj1kd6sj8c
    @user-fj1kd6sj8c 5 годин тому

    Dadka soomaaliyeed way barteen xasan dhiiqo iyo kooxda gaajaysan damuljadiid ,waqtigoodii waa dhammaaday,teendhadii baa LA tegeyaa naxdinweydaa.

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 5 годин тому

    Habrahii abgaal ayuu soo bandhiigay Hassan xoolo

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 5 годин тому

    Waxba yaab xassan la eedayn. Waan u qalana

  • @AwaleIsman-qn7ev
    @AwaleIsman-qn7ev 6 годин тому

    No

  • @habibahussien6055
    @habibahussien6055 6 годин тому

    Adaar qosta u xuu leeyahay arentaan waxaa sheegay kabayare ka hore 1 da luuliyo😂😂😂

  • @user-oc6ko4my6g
    @user-oc6ko4my6g 6 годин тому

    Beenaale cadowga somalida

  • @Maria28832
    @Maria28832 6 годин тому

    WARYA KABAYARE NACASYAHOW KA HAR FUQ XASAN BIRMADE DADKISA JACEL ADIGASE HAMBO FAQASH BAA TAHAYEH CAYDA XUMAANTA KU SOO DHIIBEEN KALA TAG MEESHA WASAQ

  • @mohamedabdi3468
    @mohamedabdi3468 7 годин тому

    Diyarad daha helicopter. Wasirada iyo xildiban nada Kenya aya sidha taxi uu wata oo weliba ayagu shaqsi ahan uu leyihin. Ma wax lagu fana ?!!! 😂

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 7 годин тому

    TV GAS CIDIBA MADAWATO SOMALIDA WAXAY BALOGEN 2022

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 7 годин тому

    WALE SIDIUBADHACDAY CEEBWAYNA

  • @SomiSomi-sm7iy
    @SomiSomi-sm7iy 8 годин тому

    Wacan oo wanagsan abwan kaba Yare

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 8 годин тому

    Xasan dhiiqo qarankii wuulaya umada soomaaliyed waya ogoyihiin😉

  • @sahalorhaye5407
    @sahalorhaye5407 8 годин тому

    Alayle been maadan sheegin

  • @sahalorhaye5407
    @sahalorhaye5407 8 годин тому

    Abwan guuleyso

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 годин тому

    xasan moryan iyo villa family Qac bah kah yertay tv waxaa mamulah moryan Alqabyaloh ilahay ku dulay in shah Allah

  • @omarmohamed-vv5oo
    @omarmohamed-vv5oo 9 годин тому

    Kabararoow qaranka ayaad Ku heeysaa war soonaaliya qaran kama jiro weligeegna qaran manoqon ee Naga jooji niicda aad la dhexjoogto baraha bulshada

  • @abdullagull2943
    @abdullagull2943 9 годин тому

    Waxa shaĺay meesha ka muuqday ma aheyn ciidan DIBAD lagu soo tababaray ee waxey ahaayeen MACAWISLEY tuute loo xiray. Diyaaradahana yeyna xaafadaha ku dhicin. Waayo waa kuwii VIETNAM lagula dagaalay.

  • @somaliano99kingkonghimself75
    @somaliano99kingkonghimself75 9 годин тому

    Aad iyo aad baan ugu faraxsanahay in aad runta isheegto dadka Somali ooo masakiin aan wax fahmenin

  • @AbddiUhu
    @AbddiUhu 9 годин тому

    Diyaaradaha goole ayaad ka fiirin kartaa ayagoo iib ah 50 kun oo Dollar ayay joogaan ....dadka shacabka ah ee magaalooyinka banaankooda degan ayaa iibsada...maha diyaarado ay gataan wadan...mafiyada daroogada ayaa xataa gata... Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle waa mafiyada badbaado doofaar maha dowlad ee waa mafia sida qaxootiga killinka iyo kenyatiga degmada kismaayo shirkada ku ah Hassan dhiiqo iyo mahad kawaanle waxay shirko ku yihiin caasimadii talyaaniga ee umada somaliyeed Lagu qiyaanay 1960...

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 9 годин тому

    Absolutely

  • @yusufelmi9121
    @yusufelmi9121 9 годин тому

    Ilaahay baynu leenahay haddii aynu Soomaali nahay.

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 9 годин тому

    Xassan gurgurte fashil iyo ceeb miyuu Kala jecel yahay 😮

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 9 годин тому

    Waxa hadda taagan waa fool xumaddii ugu xumayd ebad qaranka soomaaliyeed ku dhacdo taas oo ah ethiopia oo leh go,aakayga kama laabanayo waa in aan bad iyo bays helaa iyo muuse biixi shirka ha la keeno iyo boqolkii lixdan dalka anaa haysta, safaaradaha la ma xiri karo, soomaaliya waa daciif iyo waxa la mid ah waliba wadahadal lala furayo dalkii god buu ku dhacay. Waxaa halis ah inuu wax walba iska saxiixa si uga guulaysta axmed madoobe iyo laftagareen dalkiina sidaas lagu qaato.

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 10 годин тому

    Curadaka ...inkaartiis ku dhacdaday Guurguirte..cuqdadaysan .🤔🌍✍️

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 10 годин тому

    Kursiga Curadaka waa in loo dhiiba.🇸🇴✍️🏊🏊🐟🐟🐟✍️🌍

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s 10 годин тому

    3&9.Must take the Leadership of 🇸🇴🌍✍️🐟🐟🐟

  • @MuxammadX.Yacquub
    @MuxammadX.Yacquub 10 годин тому

    ALLaha Dalka noo hagaajo wixii Cadow ah naga qabto Aamiin Aamiin ALLaahuumma Aamiin. Shukran.

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 годин тому

    Dastuur beentaakkk

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 годин тому

    Kkkkkk

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 годин тому

    Kkkkkk

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 годин тому

    Bax bagi baxay noqo.dheh

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 годин тому

    Kkkkkkk😂😂😂sax

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 годин тому

    Gaajo heysay habo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 годин тому

    Kkkkkk

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 10 годин тому

    Sadar muuqda suaal ka dhan habo ku cadee

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 10 годин тому

    Ma adaa jiida hore waligaa.tegay ashabaabtuba.waa.adigeeXaaroodow

  • @user-sl7cg9zn6t
    @user-sl7cg9zn6t 10 годин тому

    Habar waliba.mediaha wey iskeentay bal hade adigana habareey

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 10 годин тому

    macawslay inay ku jirtay kulahaa hhhhhh ilahaw wadanka dadkiisii soo noolee

  • @siyadabdirahmanarte4810
    @siyadabdirahmanarte4810 10 годин тому

    Waxan maqraati kanahay in mw farmaajo u dhisay ciidanka iyo dhaqaalaha iyo dhamaan guryahii iyo dhulkii danta guud